Posts

Showing posts from December, 2023

Xalku Wuxuu ka Bilaabmaa Waxbarashada Carruurnimada Hore

Image
Maalmahan dambe, m arka aan bulshad eenna Soomaaliyeed  ku dhex jiro , dhagaheygu waxaa aad ugu soo laalaabta weerahan “ caruurtii waa laga yaaban yahay ”, “ caruurtii s amankan isku mid ayey noqdeen ”, “ caruurtii waxbarasho waa lagu kari la’ayahay ”, “ caruurtii war ma maqlayaan ” iyo qaar kaloo intaa ka badan. Kadib waxaan is weydiiyay, maxey tahay bulsho dhan oo isku arin ka wada cabanaayaan? maxey yihiin waxa naga qaldan? Waxaa ii soo baxday in nagala heysto helidda waxbarasho tayo leh, gaar ahaan waxbarashada carruurnimada hore. Laga bilaabo goorta dhalashada ilaa da'da lix jir, maskaxda ilmuhu waxay u koraan si ka dhaqs i badan  marka loo eego da’aada kale . Inta lagu jiro wakhtigan, maskaxda ilmuhu waxay samaysaa in ka badan hal milyan oo isku xirka synaptik (synaptic) cusub ilbiriqsi kasta, taasoo muujinaysa inay wax badan ka bartaan wakhtigan inta lagu jiro noloshooda oo dhan. Waxyaabaha ay bulsho kasta rabto in ay gaarto waa horumar . Waxaa cad in horumar

A decade of strive: what the future holds for Somali youth after accession to the EAC

Image
A nation coping with the fallout from war and confronting severe socioeconomic obstacles. Somalia has experienced a string of violent crises since the early 1990s, which has undergone a series of turbulent episodes that have left many dead and millions displaced. Somalia continues to be one of the nations in Eastern Africa with a big cluster of youth, despite the difficulties caused by the war. For several years, Somalia has been pursuing membership in the East African Community (EAC), which might have a major positive impact on the nation's economy as well as that of the EAC as a whole and Somalia specifically. In the end, Somalia became the eighth official member of the East African group. Here, I want to consider the benefits that Somali youth can experience upon assimilating into the East African community.  Let me begin by saying that, in terms of demography, Somalia brings a sizable amount of highly skilled youth to the table. According to age structure, youth make up